(Sawirro) Dib u dhac ku yimid Ciyaarihii Olymbikada Adduunka ee sanadkan

Ra’iisul wasaaraha Japan, Shinzo Abe ayaa ka sheegay in guddiga ciyaaraha Olimbikada uu ka dalbaday in muddo sannad ah dib loo dhigo tartanka ciyaarahan. Tartankan ayaa lagu waday in sannadkan lagu qabto magaalada Tokyo iyadoo sababta dib loogu dhigay ay tahay si looga hortaggo faafitada cudurka Coronavirus. Wuxuu Ra’iisul wasaaruhu sheegay in Madaxwynaha guddiga Olimbikada … Continue reading (Sawirro) Dib u dhac ku yimid Ciyaarihii Olymbikada Adduunka ee sanadkan